Washington (Wararka Maanta) – Markii uu James David Vance, u soo galay hoolka shirarka ee xisbiga Jamhuuriga si uu u […]
Category: Wararka Maanta
Galmudug oo sheegtay in Shabaab hubkii lagu dhacay Caabudwaaq, fariina u dirtay DF
Dhuusamareeb (Wararka Maanta) –Dowlad Goboleedka Galmudug oo war ka soo saaray hubkii sida sharcirada ah dalka looga soo geliyey waqooyiga […]
Sidee ayey ku timid guusha uu ku faanay R/W Xamza ee xaqiijisay DF?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ku faanay in guulaha ay gaartay Soomaaliya oo ay […]
Ciidamadii kusoo dhaawacmay dagaalkii Galgaduud oo la keenay Muqdisho + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta lasoo gaarsiiyay qaar kamid ah askartii shalay kusoo dhaawacantay […]
BF oo loo gudbiyay dalab xasaasi ah oo la xiriira hubkii la bililiqeystay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ka dhalatay hub sharci darro ah oo xadka Soomaaliya laga soo geliyay […]
Dad badan oo lagu laayay weerar lagu qaaday Masjid ku yaalla Cumaan
Muscat (Wararka Maanta) – Ugu yaraan afar Pakistani ah ayaa lagu dilay, 30 kalena waa lagu dhaawacay toogasho ka dhacday […]
PUNTLAND oo si yaableh uga hadashay hubka lagu bililiqeystay Galgaduud
Garoowe (Wararka Maanta) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa war culus kasoo saartay hubkii shalay lagu qabtay deegaanka Shiilo Madow ee […]
DF oo war culus kasoo saartay hubka u gacan galay shacabka Caabudwaaq
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay hubkii shalay lagu bililiqeystay deegaan hoostaga magaalada […]
Askar ka tirsan NISA oo xukun adag lagu riday maanta kadib markii lagu helay…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun adag ku riday askar ka tirsan NISA iyo xoogga […]
GALMUDUG oo war kasoo saaray hubka lagu bililiqeystay CAABUDWAAQ
Dhusamareeb (Wararka Maanta) – Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horreysay ka hadlay hubkii ugu badnaa oo shalay laga soo geliyay […]