Nairobi (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa dib u magacaabay lix xubnood oo ka tirsan golihiisa wasiirada todobaadyo […]
Category: Wararka Maanta
Maxay ka dhigan yihiin go’aannada kasoo baxay golaha amniga ee hubkii la boobay?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Golaha amniga qaranka oo shalay yeeshay kulan aan caadi ahayn oo uu shir-guddoomiyay madaxweyne Xasan Sheekh, […]
Mareykanka oo soo fara-galiyay arrinta hubka iyo kiiska oo maraya meel xasaasi ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dhacdaddii Isniintii deegaanka Sheel-Madow ee u dhow degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud looga furtay hubka faraha […]
Ciidanka dowladda oo toogtay nin Al-Shabaab ah, gacantana ku dhigay…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ciidamada xoogga dalka ayaa saaka toogtay nin ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaasi oo lagu qabtay koontaroolka […]
DF Soomaaliya oo liiska cuna-qabateynta ku dartay shaqsiyaad cusub + Magacyada
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaqsiyaad cusub ku dartay liiska madow ee cunna-qabateynta maaliyadeed ee qaran, sida […]
Yuu maanta u furan yahay xalka hubkii lagu boobay Galgaduud?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Cadadka hubkii Isniintii lagu qaatay meel u dhow degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya […]
Qarax ka dhacay bartamaha Tel Aviv
Tel Aviv (Wararka Maanta) – Subaxnimadii hore ee Jimcaha maanta ayaa waxaa lagu soo waramayaa […]
Bannaanbax uu dhiig badan ku daatay oo ka dhacay…
Dhaka (Wararka Maanta) – Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay Khamiistii shalay kadib markii […]
Galmudug oo dalab deg-deg soo saartay kadib go’aannadii golaha amniga qaranka
Dhuusamareeb (Wararka Maanta) – Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweeyay go’aannada uu xalay soo saaray golaha amniga qaranka ee la xiriira […]
Hab hoggaaminta Xasan Sheekh oo aan sii shaqeyn doonin hal sabab darteed
Muqdisho (Wararka Maanta) – Hab hoggaaminta madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sida muuqata sii shaqeyn doonin, ayada oo loogu […]