Muqdisho (Wararka Maanta) – Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Milataaro ayaa saaka lagu daadiyay laamiga dheer ee isku xira magaalooyinka […]
Category: Wararka Maanta
Muxidiin Saabey oo shaaciyay go’aan culus kadib soo laabashadiisii
Muqdisho Wararka Maanta) – Agaasimihii hore ee canshuuraha barigga u qaabilsanaa wasaaradda maaliyadda Soomaaliya Muxudiin Xasan Jurus (Saabey) oo dhowaan dib […]
Ciidamada DF iyo kuwa Jubbland oo fashiliyay weerar ay soo qaadeen Al-Shabaab
Afmadow (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Sbabaab […]
Deni oo war ka soo saaray xasaradaha Somaliland iyo koonfurta Soomaaliya
Garowe (Wararka Maanta) –Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo kumanaan shacab ah maanta kula hadlay fagaaraha Garowe ayaa soo hadal […]
Joe Biden oo ka haray doorashada Mareykanka, soona saaray war rasmi ah
Waahington (Wararka Maanta) – Madaxweyne Joe Biden ayaa ku dhowaaqay in aanu mar kale u tartami doonin xilka madaxweynaha Mareykanka, […]
Imaamka Masjidka Cali Jimcaale oo si adag uga hadlay gefkii loo geystay Sheekh Cismaan Xiddig
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maamulka Masjidka Cali Jimcaale ayaa si rasmi ah uga hadlay kacdoonkii maanta ka dhashay qoraal uu […]
Xamza oo u baxay safar dibadda xilli uu socdo qorshe xasaasi ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u […]
Gobolkee ku yaalan xirmooyinka shidaal ee Turkiga ka bilaabayo qodista?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maalmo ka hor ayey ahayd marii magaalada Ankara ee dalka Turkiga ay heshiis ku saabsan shidaalka […]
Yaa hortaagan inay doorasho ka dhacdo maamulka GALMUDUG?
Dhuusamareeb (Wararka Maanta) – Mowduuca hubkii lagu qaatay degmada Caabudwaaq ayaa qeylo-dhaan ka dhex abuuray siyaasiyiinta kasoo jeeda Galmudug, kadibna […]
Wafdi culus oo ka socda DF oo gaaray magaalo ay go’doomisay Al-Shabaab
Muqdisho (Wararka Maanta) – Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Xudur […]