Muqdisho (Wararka Maanta) – Gudiga fulinta ee ciyaaraha fudud ayaa kulan ay yeesheen waxaa ka soo baxday in shaqo joojin […]
Category: Wararka Maanta
DF oo maxkamadeyneysa Agaasime loo heysto maal-gelinta Al-Shabaab
Muqdisho (Wararka Maanta) –Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa bilowday maxkamadeynta nin agaasime ka ahaa mid ka mid ah wasaaradaha dowlad goboleedka […]
GUUDLAAWE oo loo diiday inuu tego degmo ka tirsan Hiiraan xilli uu bareeray
Beledweyne (Wararka Maanta) – Madaxweynaha dowlad-goboleedka HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa waxaa soo baxeysa in loo diiday inuu booqdo degmada Maxaas […]
Puntland oo soo qabatay ninka loo haysto dilka macalin reer Borama
Gaalkacyo (Wararka Maanta) – Ciidanka Booliska gobolka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysane loo haysto dilka macalin reer Boorama. […]
Somaliland oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay shaqsiyaad si weyn loo raadinayo
Hargeysa (Wararka Maanta) – Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay shaqsiyaad si weyn loo raadinayay oo ka tirsan […]
Xiisadda Ruushka iyo Mareykanka oo kasii dareysa iyo Putin oo digniin soo saaray
Moscow (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Mareykanka uga digay in haddii Washington ay gantaallada riddada dheer geyso […]
Madaxda DF iyo wakiillada shisheeye oo shir xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho + Ujeedka
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka qabsoomay kukan xasaasi ah oo looga hadlayo tallaabada xigta ee dowladda […]
DF oo lagu booriyay ‘ka laabashada’ sharci xasaasi ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu booriyay in ay ka laabato hindise sharciyeedka warfaafinta, sida lagu yiri […]
Imaaraadka oo qaaday tallaabo culus oo la xiriirta Soomaaliya
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Isu Tegga Imaaraadka Carabta ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo ay ku xoojineyso xiriirka Soomaaliya, […]
Booliska oo war culus kasoo saaray dhulkii la burburiyay ee Boondheere
Muqdisho (Wararka Maanta) – Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlgal burburin ah […]