Hoggaamiyaha sare ee Iran, Ayatollah Khamenei, wuxuu kulan deg deg ah isugu yeeray golaha ammaanka Iran, xilli ay wali socoto […]
Category: Wararka Maanta
Xassan Shiikh oo aqoonsi siiyey sadex degmo oo lagu soo daray gobolka Banaadir
Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Max’uud ayaa dikreeto ku soo saaray in ku aqoonsaday saddex degmo oo cusub kuwaasoo ka […]
Maxaa ka soo kordhay baadi goobka dayuurada Madaxweyne Raisi? (Sawirro)
Wakaaladda wararka Iran ee IRNA, ayaa hadda ku warramaysa in la aqoonsaday goobta saxda ah ee uu ka dhacay shilka […]
Wararkii u dambeeyey baadi goobka dayuurada uu la socday Madaxweyne Raisi
Dawladda Turkiga ayaa noqotay dalkii u horreyay gurmad u dira Iran, kaddib markii ay Tehran ka codsatay Turkiga inay u […]
Hoggaamiyaha Iran, Ayatollah Khamenei oo fariin xasaasi ah u diray shacabka dalkiisa
Hoggaamiyaha Iran, Ayatollah Khamenei ayaa u sheegay qaranka Iran in aysan ka welwelin shilka diyaaradeed ee Madaxweyne Raisi iyo wafdigiisa […]
Booliska Muqdisho oo xirxiray dhalinyaro caan ka ah baraha bulshada (Sababta)
Previous articleMadaxweynaha Iran & xubnihii la socday oo […]
Xildhibaano ka tirsan Puntland oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday shil gaari
Xildhibaan Cali Axmed Maxamuud (Cali Tabliiq) oo ka tirsanaa Golaha baarlamanka Puntland ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka […]
Dayuurad uu la socday Madaxweyne Raisi oo ku dhacday W/Galbeed Iran
Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ay la socdeen madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi iyo wasiirkiisa arrimaha dibadda ayaa dhacday […]
(Sawirro) Aadan Macalin Cali oo isku soo dhiibay ciidanka DF ee Xarardheere
Aadan Macalin Cali Yarow oo ka soo goostay Al-shabaab ku sugan koonfurta gobolka Mudug ayaa […]
Sargaal caan ka ahaa Milatariga oo Muqdisho lagu qarxiyay kaddib casuumad uu ku yimid…
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho lagu qarxiyay taliyihii hore ciidanka qeybta 21-aad ee xooga dalka Jeberaal Xasan Maxamed Jaamici, waxaana qaraxan […]