Dacwad oogaha maxkamadda Dembiyada Caalamiga (ICC) ayaa dalbaday in la soo xiro Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu iyo Wasiirka gaashaandhigga […]
Category: Wararka Maanta
DEG DEG: Dowlada Iran oo shaacisay Geerida Madaxweyne Raisi, Wasiirkii A/dibeda & Masuuliyiin kale
Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u sheegtay inuu geeriyooday Madaxweyne Ebrahim Raisi iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Hossein Amir-Abdollahian oo […]
Mareykanka oo lagu eedeeyay in Sabab u yihiin geerida ku timid Madaxweynaha Iran
Wakaaladda Wararka Iran IRNA oo soo xiganeysa wasiirkii hore arrimaha dibadda Iran Maxamed Javed Zarif […]
Ra’isul Wasaare Xamse oo furay shir ku saabsan kobcinta Karaanka Aadanaha (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay shir ku saabsan kobcinta Karaanka Aadanaha, ayaa sheegay […]
Wiil Sayid-cali oo maalmo kahor hadallo kicin ah kaga dhawaaqay Muqdisho oo la xiray !
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Banaadir ayaa maanta xabsiga dhigay nin dhallinyaro ah oo lagu magacaabo […]
Wiil suxuun dhaqe ahaa oo la afduubtay iyo ragii afduubtay oo la qabtay
Wiil Dhallinyaro oo magaciisa lagu soo koobay Radhakrishnan, una dhashay dalka Hindiya ayaa waxaa bil ka hor laga qafaashay gudaha […]
Wax badan ka ogow Taariikhda Madaxweynihii mayalka adkaa ee Iran Ebrahim Raisi
Madaxweynaha dalka Iran Ebrahim Raisi, wasiirkii arrimaha dibadda iyo xubno kale ayaa shalay ku geeriyooday […]
Ayatollah Khamenei oo ansixinaya Madaxwerynaha KMG ee Iran iyo Muddada uu xilka…
Dalka Iran ayaa la filayaa in uu yeesho Madaxweyne KMG ah inta doorasho deg deg […]
Magacyada Masuuliyiinta la geeriyootay Madaxweynaha dalka Iran oo la shaaciyay
Madaxweynaha dalka Iran Ebrahim Raisi iyo masuuliyiin kale oo la socotay ayaa saakay oo Isniin ah la xaqiijiyay in ay […]
Hoggaamiye Afrikan ah oo isku dayay Af-gembi iyo Muwaadiniin Mareykan ah oo la dilay
Hogaamiyaha isku daygii afgambi ee Axaddii shalay ka dhacay dalka Jamhuuriyadda Diumuquraadiga ee Congo ayaa la dilay, waxaana lala dilay […]