Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa Maalinta Sabtida ah ee soo socota go’aan ka gaari doonta Kiiska […]
Category: Wararka Maanta
Golaha amaanka ee QM oo cunaqabateyn ku soo rogay xubno ka tirsan Al-Shabaab
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aamiyay in cunaqabatayn lagu soo rogo saddex hoggaamiye oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee […]
Boqortooyada Sacuudiga oo $19 bilyan kusoo iibsanaya diyaarado cusub oo Airbus ah
Shirkadda Saudi Group ee Boqrtooyda Sacuudiga ayaa sheegtay inay iibsan doonaan 105 diyaaradood oo Airbus ah, iyagoo ku ammaanay heshiiska […]
Ciidanka Booliiska Khaatumo oo gacanta ku dhigay gabdho Tahriibayaal ah Dibadda loo waday
Ciidanka booliiska maamulka SSC Khaatumo ayaa gacanta ku dhigay dhallinyaro tahriibayaal ah, kuwaa oo u […]
Booliiska Muqdisho oo dadka uga digay Qabyaalad iyo Inshax-xumo xilli ay xarig bilaabeen
Taliska booliiska qeybta gobolka Banaadir ayaa maalmahan magaalada Muqdisho ka bilaabay in ay xir xiraan […]
Nin Soomaali ah oo gaari lagu weeraray xilli uu Masjid u socday iyo Booliiska Mareykanka oo…
Nin Soomaali ah oo kamid ah jameecadda Masjidka Al-Xikma Islaamic Center ee kuyaalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, ayaa shalay […]
Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Heshiisyo dowladda la gashay Imaaraadka iyo Kenya
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, […]
Haweeney aflagaado u geesatay Madaxda dalka fidnana waday oo Muqdisho lagu xiray
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Banaadir gaar ahana saldhigga degmada Dharkeenley ayaa xabsiga dhigay haweeney lagu magacaabo Fartuun Nuur Maxamad , […]
Dowlad shaacisay in safaarad ka furanayaan magaalada Ramallah ee dhulka Falastiin
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Columbia, Luis Murillo ayaa u sheegay weriyayaasha inuu Madaxweyne Gustav […]
Madaxweyne Erdogan oo maanta kusii jeeda dalka Iran iyo Madax kala duwan oo dalkaasi…
Madaxweynaha dalka Türkiye, Rajab Dayib Erdoğan ayaa maanta oo Khamiis ah kusii jeeda dalka Iran, waxa uuna Madaxweynaha dalkaasi kaga […]