Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ee ICC ayaa waaran soo qabasho ah u jartay saddex hoggaamiye oo katirsan ururka Xamaas, kuwaa oo […]
Category: Wararka Maanta
Somaliland oo Shaacisay in war farxad leh kasoo socdo heshiiskii ay la galeen Itoobiya
Wasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay halka uu xilligan marayo […]
Imaam Masjid oo la socday Madaxweynaha Iran oo saacad noolaa kaddib shilkii ay galeen
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shilkii diyaaradeed ee Axadii ka dhacay dalka Iran, kaa oo sababay geerida Madaxweynihii dalkaasi […]
Midowga Afrika oo ka digay halis ku soo wajahan dalal ay ku jirto Soomaaliya
Waaxda arimaha isbedelka cimilada ee Midowga Afrika ayaa sheegtay in dabaylo qasaare geysan kara ay ku dhufan karaan qaar ka […]
Deni & xubno kale oo ka qeyb galay aaska Marxuum Xildhibaan Cali Axmed Max’uud (Sawirro)
Previous articleMadaxweyne Xassan Shiikh oo labo qodob kala […]
Xamse & Madaxda Dowlad goboleedyada oo caawa booqday xeebta Liido (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada, Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Galmudug Mudane Axmed […]
Madaxweyne Xassan Shiikh oo labo qodob kala hadlay danjiraha Ruushka (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjiraha […]
(Sawirro) Su’aalo la iska weydiinayo shilka uu ku dhintay Madaxweyne Ibrahim Raisi
Diyaaradda uu la socday Madaxweynaha Iran waxaa la sheegay inay ahayd nooca qumaatiga u kaca ee Bell UH-1N Twin Huey, […]
Xogta kulan Axmed Madoobe la qaatay safiirka Imaaraadka ee Somalia (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka […]
Waa kuma Mohamad Mokhber ninka bedelaya Madaxweynihii geeriyooday ee Iran?
Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa xaqiijiyey in madaxweyne ku xigeenka dalka Mohammad Mokhber uu noqonayo madaxweyne ku-meel […]