Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa shalay war ay soo saartay ku shaacisay in ciidanka xoogga dalka […]
Category: Wararka Maanta
Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Sababta ku kaliftay in heshiis la galaan dalka Itoobiya
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo wareysi siiyay wargeyska Fanancial Times ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiiskii […]
Diyaarada Qatar Airways oo hawada ku ruxantay iyo khasaaro kala duwan oo ka dhashay
Diyaarada Qatar Airways oo ka duushay magaalada Doha ee caasimadda dalka Qatar kuna sii jeeday magaalada Dublin ee caasimadda dalka […]
Q/Midoobay oo dalbatay in cunaqabateyn caalami ah lagu soo rogo Israel
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Falastiin, Francesca Albanese ayaa beesha caalamka ugu baaqday in cuno-qabateyn caalami ah […]
Wasiirka Arrimaha Dibeda DF oo kulankii ugu horeeyey la qaatay James Swan (Sawirro)
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo booqasho sharafeed ugu yimid Wasiirka Arrimaha […]
Muxuu yahay heshiiska caawa lagu kala saxiixday Xafiiska RW Xamse? (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the […]
Xogta kulan dhexmaray Wasiir Fiqi iyo Danjire Mohamed Bamba (Sawirro)
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta ku […]
Israel oo haween & caruur ku leysay Iskuul gabaad u ahaa dad shacab ah (Sawirro)
Ugu yaraan 10 qof oo ay ku jiraan carruur ayaa ku dhintay Gaza Sabtidii ka dib markii diyaarad aan duuliye […]
Somali Police Brutality Percussion Storming Sparks Concerns
Somali Police’s recent actions have sparked concern regarding the repression of freedom of expression. Reports indicate that officers have raided […]
(Sawirro) Booliska Muqdisho oo gacanta ku dhigay rag hubeysan oo lagu eedeeyey..
Ciidanka Booliska saldhigga degmada Garasbaaley ayaa soo qabtay labo nin oo ku eedeysan inay dhaawac […]