Tel Aviv (Wararka Maanta) – Iran ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay muwaadin Yuhuudi ah, kaasi oo lagu helay […]
Category: Wararka Maanta
Maxay xildhibaanada BF ee Jubbaland ka yiraahdeen shirka wadatashi ee Axmed Madoobe?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doortay deegaanada Jubbaland ayaa badankood aqbalay shirka […]
Turkiga oo soo jeediyay in deked badeed la siiyo Itoobiya – Sidee?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Turkiga oo weli ku howlan xalinta xiisadda diblumaasiyadeed ee ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Itoobiya […]
Xildhibaanada labada Gole oo go’aan ka gaaray miisaaniyaddda DF ee 2025 + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka oo maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Villa Hrageysa ayaa […]
Sababta ay Soomaaliya u qaadi la’dahay tallaabo adag oo ka dhan ah Itoobiya
Muqdisho (Wararka Maanta) – Tan iyo markii ay bilaabatay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya waxaa la sugayay tallaabo adag oo ay […]
Warsame Barre Sugow oo lagu dilay howlgal ka dhacay Jubada Hoose
Kismaayo (Wararka Maanta) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo […]
Jubbaland oo qaaday dhabihii Puntland xiriirka ugu jartay DF – Maxaa socda?
Kismaayo (Wararka Maanta) – Kadib shirkii golaha wadatashiga qaranka ee dhowaan lagu soo gabagabeeyay Muqdisho ayaa waxaa dowladda federaalka lugta […]
ISRAEL oo xasuuq horleh ka gaysatay marinka GAZA
Gaza (Wararka Maanta) – Saraakiisha caafimaadka Falastiin ayaa sheegay, in duqeymo ay ciidamada Isra’il Axaddii shalay ka fuliyeen Marinka Gaza […]
Xaggee ku dambeeyay safiirka Itoobiya ee Soomaaliya?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirla arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo wareysi siiyay Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay […]
Xogta khasaaraha weerarkii shalay lagu qaaday Xalane
Muqdisho (Wararka Maanta) – Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa si kulul u cambaareeyay weeraradii madaafiicda ahaa ee subaxnimadii […]