Wasiirro mayal-adag oo katirsan xukuumadda Israel ayaa ku hanjabay in ay ka bixi doonaan ayna bur burin doonaan isbaheysiga talada […]
Category: Wararka Maanta
Xubno lagu tuhunsan yahay Daacish oo lagu qabtay Bosaaso (Sawirro)
Ciidanka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa magaalada Boosaaso ka fuliyay hawlgal lagu xoojinayo amniga magaaladaas Saraakiisha ayaa sheegay […]
Bqoortooyada Sacudiga oo ku dhawaaqday arrin ka farxisay dowlada Soomaaliya
Ka dib markii dhawaan dowladda Sacuudigu shaacisay in Soomaaliya ay kaalinta 5-aad ka soo gashay dalalka sanadkaan sida wanaagsan ugu […]
(Sawirro) Muxuu yahay balanqaadka culus ee dowlada qatar u sameysay Somalia.
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Qatar u […]
(Akhriso) Puntland oo shaacisay jadwalka doorasho qof & cod ah oo ka dhaceysa 3 degmo
Guddiga doorasha Puntland ee PEC ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 3-da degmo ee ka dhiman gobolka […]
Israa’iil oo ugu dambeyn aqbashay heshiiska lagu soo afjarayo dagaalka Gaza
Kaaliyaha Ra’iisul Wasaarha Israel Benjamin Netanyahu ayaa maanta oo Axad ah xaqiijiyay in Israa’iil ay […]
Qoorqoor oo furay kalfadhiga 10aad ee Baarlamanka Galmudug (Sawirro)
Munaasabad lagu furayey Kalfadhiga 10-aad ee Golaha Wakiillada Galmudug ayaa Maanta ka dhacday Caasimadda Galmudug […]
Ahmadinejad oo mar kale isku soo taagay xilka Madaxweynaha dalka Iran
Telefishinka qaranka Iran ayaa Axadii sheegay in madaxweynihii hore ee Iran, Mahmoud Ahmadinejad uu isu diiwaangeliyay inuu u tartamo doorashada […]
Agaasime Sambaloolshe oo dibeda ugu ambabaxay safarkii ugu horeeyey
Agaasimaha Heyadda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa safarkiisa u horreeyay oo dibadda ah tan […]
K/Galbeed oo ka hor timid qorshada DF ee dalka saarayo ciidanka Itoobiya
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay hadal uu dhawaan warbaahinta siiyay Lataliyaha Amniga […]