Hargeysa (Wararka Maanta) – kadib heshiiskii muranka badan dhaliyay ee dhex-maray Somaliland iyo Itoobiya ayaa mar kale maanta labada dhinac […]
Category: Wararka Maanta
Ciidanka dowladda oo saaka la wareegay laba deegaan oo muhiim ah
Jalalaqsi (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ciidamada dowladda Soomaaloya oo kaashanaya dadka […]
Xogta weerar rogaal celis ah oo Al-Shabaab soo qaaday iyo dagaal culus oo xigay
Kismaayo (Wararka Maanta) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerar rogaal celis ah oo ay […]
Carruur walaalo ah oo miino ay kula qaraxday GALGADUUD
Xeraale (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta carruur walaalo […]
Ciidamada NISA oo soo dilay horjoogayaal Shabaab ah kadib markii…
Marka (Wararka Maanta) – Ciidamada Nabad-suddiga Soomaaliya oo maanta qaaday weerar culus ayaa soo dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab oo […]
ISRAEL oo amar culus dul dhigtay dadka reer GAZA xilli ay dishay in ka badan 38,000 ruux
Gaza (Wararka Maanta) – Millatariga Israa’iil ayaa ku amray Falastiiniyiinta ku nool magaalada Gaza in ay isaga baxaan. Waxay fareen […]
Mareykanka oo hubkiisa ugu culus geynaya Jarmalka iyo qorshaha ka dambeeya
Washington (Wararka Maanta) – Dowladaha Mareykanka iyo Jarmalka ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay […]
Mareykanka oo war culus ka soo saaray xog xasaasi oo xiisadda badda ay ka baahisay Itoobiya
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maalmihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada ee Soomaalida iyo Itoobiyaanka aad loogu faaqiday sawir laga qaaday […]
5-sano kadib doorashadii Abiy, Itoobiya oo gashay xaalad mugdi ah + 4 arrimood oo sababay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo dhowr sano ka hor u muuqday xidigga Geeska Afrika, ayaa […]
Xaaska hoggaamiyihii Daacish Abu Bakar Al-Baqdaadi oo dil lagu xukumay
Baqdaad (Wararka Maanta) – Maxkamad ku taalla dalka Ciraaq ayaa dil toogasho ah ku xukuntay xaaskii hoggaamiyihii kooxda Daacish ee […]