Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha […]
Category: Wararka Maanta
Xukun dil ah oo goordhaw lagu fuliyay ragii dilay Macalin Dugsi iyo walaalkii oo dhaqtar ahaa (Sawirro)
Maxkamadda gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa goordhaw xukun dil ah ku fulisay saddex nin […]
Soomaaliya oo maanta xubin ka noqoneysa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in dalkeenna Soomaaliya xubin aan joogto aheyn ka noqdo golaha ammaanka ee Qaramada […]
Wiil dhallinyaro ah oo isku diyaarinayay Imtixaanka Shahaadiga oo Muqdisho lagu dilay
Askari katirsan ciidanka dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa booliisa milataare ayaa shalay degmada Kaaraan , gaar ahaan xaafada Arjantiin ku […]
Ruushka oo qalab milatari oo casri ah ku taageeraya mid kamid ah dalalka Afrika
Dowladda uushka ayaa dooneysa in ay kordhiso saameynta uu ku yeelaneyso qaar kamid ah waddamada Afrika, si ay awoodda dalkaasi […]
Dagaal khasaaro sababay oo maanta ka dhacay Boosaaso iyo Faah faahino kasoo baxaya
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Bari ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay iska-horimaad dhaliyay khasaaro oo […]
Sameh Shoukry oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee Somalia (Sawirro)
Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Mudane Sameh Shoukry ayaa nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya […]
Xoogaga Xisbullah iyo Israel oo qarka u saaran dagaal buuxa ka dib markii..
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhaawacantay waqooyiga Israa’iil Arbacadii ka dib markii ay weerar diyaaradeed oo ka timid kooxda […]
Xogta kulan Aadan Madoobe la qaatay wafdi ka socda dowlada Ciraaq (Sawirro)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi […]
Haween iyo Caruur ku dhow 70 oo maanta lagu laayey duqeymaha Gaza (Sawirro)
Ugu yaraan 65 qof, oo ay ku jiraan haween iyo carruur, ayaa lagu dilay duqeymo ay Israa’iil ka geysatay Deir […]