Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo qoraal dheer soo saaray ayaa si adag ugu […]
Category: Wararka Maanta
Xukun adag oo lagu riday koox loo haysto dil iyo ku takrifal awoodeed
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa xukunno kala duwan kasoo […]
R/W Xamza oo farriin culus diray kadib tallaabo uu maanta qaaday + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamza Cabdi Barre ayaa maanta dhagax dhigay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka […]
Ujeedo qarsoon oo Jabuuti ka laheyd yaboohi Itoobiya ee dekedda oo banaanka yimid
Jabuuti (Wararka Maanta) – Dowladda Jabuuti oo dhawaan u yaboohday Itoobiya inay si toos ah ula wareegto dekedda Tadjoura, si […]
Ciidamada Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabay gudaha Soomaaliya
Baardheere (Wararka Maanta) – Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha Soomaaliya ayaa bilaabay dhaq-dhaqaaqyo culus, waxaana lagu soo waramayaa inay […]
Laamaha amniga Muqdisho oo qaati ka taagan Prank – Sidee wax u dhaceen?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Hay’adaha ammaanka ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in lagu sameeyo Prank, iyaga oo bulshada uga […]
Israel waxay qarka u saaran tahay guuldarro
Tel Aviv (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Israel, Ehud Barak ayaa rajo xumo ka muujiyay in la xaqiijin […]
Wasiir Mukhtaar Roobow oo si cajiib ah uga hadlay qadiyadda Ahlusunna
Muqdisho (Wararka Maanta)- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee XFS Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa hortegay guddiga arrimaha diinta ee golaha […]
Xasan Sheekh oo la xiriiray madaxweynaha Algeria – Maxay ka wadahadleen?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta khadka taleefanka kula hadlay madaxweynaha Aljeeriya Cabdulmajiid Tabbuun, isagoo ugu […]
Itoobiya oo warqad calaacal ah u dirtay Qaramada Midoobey, codsina u jeedisay Masar
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Itoobiya ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbisay dacwo ka dhan ah dowladda Masar […]