Faysal Abshir Cabdullaahi oo loo yaqaan (Faysal Booyaax) oo saaka la soo taagay tiirka Magaalada […]
Category: Wararka Maanta
Golaha amaanka ee QM oo u codeeyey xubinimada 5 dal oo ay Somalia ku jirto
Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay ka mid noqoto shanta xubnood ee cusub ee buuxinaya kuraasta aan joogtada ahayn ee […]
Maxay ka wada hadleen Wasiir Fartaag iyo wakiilka QM ee Somalia? (Sawirro)
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta la kulmay Wakiilka KMG […]
Xisbullah oo weerar culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac ku qaaday Israel
Militariga Israa’iil ayaa Khamiista maanta ah sheegay in askari lagu dilay weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha la socon ee […]
Golaha Wasiiradda Puntland oo ansixiyay miisaaniyadda maamulka ee lixda bilood ee soo socota (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey shirka golaha […]
Danjire Danjire Cali Cabdi Awaare oo lagu soo dhaweeyay xarunta Jaamacadda Carabta (Sawirro)
Xogheyaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Aboul Gheit ayaa Xarunta Jaamacadda Carabta ku […]
Ra’isul Wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa Kuuriyada Koonfureed kana helay ballanqaadyo (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed, Han Duck-soo, oo ay […]
Golaha Wasiiradda oo meel mariyay Xeer muhiim ah iyo heshiis ay galeen Soomaaliya iyo Dalka…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha […]
Xukun dil ah oo goordhaw lagu fuliyay ragii dilay Macalin Dugsi iyo walaalkii oo dhaqtar ahaa (Sawirro)
Maxkamadda gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa goordhaw xukun dil ah ku fulisay saddex nin […]
Soomaaliya oo maanta xubin ka noqoneysa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in dalkeenna Soomaaliya xubin aan joogto aheyn ka noqdo golaha ammaanka ee Qaramada […]