Putin ayaa maanta ku dhawaaqay isbeddel ay ku sameynayaan nukliyeerka si loogu beddelo hub fudud […]
Category: Wararka Maanta
Sweden oo balan-qaad u sameysay Somalia ka dib kulan ka dhacay Muqdisho (Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mudane […]
Child Protection Funds Diverted by Prime Minister’s Office
The Office of the Prime Minister (OPM) is facing serious allegations of corruption involving the misuse of $400,000 intended for […]
Ciidamada Burundi ee ka tirsan ATMIS oo ka baxay Magaalada Jowhar (Sawirro)
ATMIS ayaa maanta Saldhigga Howlgalka ee magaalada Jowhar ku wareejisay Ciidamada Amaanka ee Soomaaliya, kaasoo qeyb ka ah Wajiga 3-aad […]
Fadeexad ka taagan Xafiiska Ra’isul Wasaare Xamse Barre & dhaqaale la musuqay
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa wajahaya eedeymo culus oo ku saabsan musuq maasuq la xiriira in si qaldan loo isticmaalay $400,000 […]
(Sawirro) Feeryahan caan ka ah dunida oo ugu dambeyn qaatay Diinta Islaamka
Feeryahanka caanka ah ee Jeff Monson ayaa qaatay Diinta Islaamka. Wuxuu ahaa Mareykan wixii ka […]
Madaxweyne Xasan oo dhabarka ka jabiyay Xil: Fowsiyo Xaaji oo u sharaxneyd xilka Guddoomiyaha…
Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo u sharaxneyd xilka guddoomiyaha Midowga Afrika ee doorashadiisa dhaceyso sannadka soo socda ,ayaa lagu […]
Shacabka Soomaaliyeed ee soo jeeda mar kale mala qaldi karaa ?
Siyaasi fursadihiisa siyaasadeed sii yaraanayaanna si fudud ma u soo tahriibi karaa koox faraha dhiig ku leh, dalka iyo dowladnimada […]
Ciidanka Gorgor oo howlgal qorsheysan ku dilay sargaal katirsanaa kooxda Al Shabaab
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku […]
ATMIS oo ciidanka Xoogga dalka ku wareejisay Saldhiga furinta ee Orhasan (Sawirro)
Saraakiil sarsare oo ka kala socday #ATMIS, UNSOS, iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Talaadadii kormeeray Saldhiga furinta hore ee […]