Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamza Cabdi Barre ayaa maanta dhagax dhigay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka […]
Category: Wararka Maanta
Ujeedo qarsoon oo Jabuuti ka laheyd yaboohi Itoobiya ee dekedda oo banaanka yimid
Jabuuti (Wararka Maanta) – Dowladda Jabuuti oo dhawaan u yaboohday Itoobiya inay si toos ah ula wareegto dekedda Tadjoura, si […]
Ciidamada Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabay gudaha Soomaaliya
Baardheere (Wararka Maanta) – Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha Soomaaliya ayaa bilaabay dhaq-dhaqaaqyo culus, waxaana lagu soo waramayaa inay […]
Laamaha amniga Muqdisho oo qaati ka taagan Prank – Sidee wax u dhaceen?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Hay’adaha ammaanka ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in lagu sameeyo Prank, iyaga oo bulshada uga […]
Israel waxay qarka u saaran tahay guuldarro
Tel Aviv (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Israel, Ehud Barak ayaa rajo xumo ka muujiyay in la xaqiijin […]
Wasiir Mukhtaar Roobow oo si cajiib ah uga hadlay qadiyadda Ahlusunna
Muqdisho (Wararka Maanta)- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee XFS Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa hortegay guddiga arrimaha diinta ee golaha […]
Xasan Sheekh oo la xiriiray madaxweynaha Algeria – Maxay ka wadahadleen?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta khadka taleefanka kula hadlay madaxweynaha Aljeeriya Cabdulmajiid Tabbuun, isagoo ugu […]
Itoobiya oo warqad calaacal ah u dirtay Qaramada Midoobey, codsina u jeedisay Masar
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Itoobiya ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbisay dacwo ka dhan ah dowladda Masar […]
Maxaa maanta ka socda magaalada Muqdisho? + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta […]
Muuse Biixi oo fasiraad cusub ka bixiyay heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya ee badda
Hargeysa (Wararka Maanta) – Somaliland ayaa markale ku celisay inuu dhaqangali doono heshiiskii arrimaha badda ee horraantii sanadkan ay la […]