Muqdisho (Wararka Maanta)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar u […]
Category: Wararka Maanta
Beesha Hawiye oo si adag uga hortimid beegsi uu bilaabay Lafta-gareen
Muqdisho (Wararka Maanta) – Beesha Hawiye ayaa si adag uga hortimid beegsi ay sheegtay in maamulka Koonfur Galbeed ee uu […]
SHIINAHA oo madaxda Afrika ku qancinaya qorshe faa’iido weyn u leh dalkiisa
Beijing (Wararka Maanta) – Waxaa magaalada Beijing ee caasimadda Shiinaha ka dhacaya shir madaxeedka Shiinaha iyo dalalka Afrika, kaas oo […]
Kheyre oo digniin kasoo saaray arrin kasoo korortay xad-gudubka ITOOBIYA
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa digniin culus kasoo saaray hanaanka lagu wajahayo […]
XOGTA howlgal culus oo maanta lagu laayay Shabaab badan
Muqdisho (Wararka Maanta) – War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howl-gallo ay iska kaashadeen ciidamada Xoogg dalka […]
Xasan oo qaaday tallaabo kale oo xiisadda Itoobiya – Muxuu sameeyay maanta?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadal khada taleefoonka ah la yeeshay Madaxweyne ku […]
CC Shakuur oo si yaab leh u difaacay reer K/Galbeed kadib tallaabadii ay qaadeen
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal xasaasi ah soo saaray ayaa ka hadlay dooda culus ee […]
Xildhibaan ku qabsaday wasaarad ka tirsan DF dalbashada lacag yar + Jawaab
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxda sare ee wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa hortegay xildhibaanno ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya, […]
Dagaal beeleed lagu hoobtay oo ka dhacay GALGADUUD
Caabudwaaq (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed dib uga qarxay deegaano ka […]
QM oo war culus kasoo saartay xukunada toogashada ee laga fuliyo Soomaaliya
Muqdisho (Wararka Maanta) – Qaramada Midoobay ayaa Talaadadi shalay ugu baaqday Dowladda Soomaaliya, in ay carruurta ka yar da’da 18-ka […]