Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta wasaaradda gaashaandhigga iyo taliska ciidanka xoogga dalka kulammo […]
Category: Wararka Maanta
Muxuu yahay sarkaalka Ugandes-ka ee lagu dilay Somalia ee la dhashay nin xil sare ka haya dalkaas
Muqdisho (Wararka Maanta) – Patrick Opio Away oo ahaa kabtan ka tirsan ciidamada difaaca dalka Uganda ee UPDF ayaa lagu […]
Golaha wasiirada Somaliland oo maanta ku dhowaaqay in loo diyaar garoobo difaaca…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Golaha Wasiirada Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan waqtigiisa laga soo hormariyay, kaasi oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha […]
Xogta dagaal culus oo maanta dhex-maray Al-Shabaab iyo ciidanka Itoobiya
Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in dagaalka uu yimid, kadib markii xoogaga Al-Shabaab ay weerar ku billowday madaafiic […]
Wasiir FARTAAG oo laba qodob kala hadlay QATAR + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta […]
Qalad weyn oo maanta ka dhacay barlamaanka Soomaaliya kadib markii…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Kulan xasaasi ah oo ay maanta lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta baaqday, waxaana guddoomiye Sheekh […]
Ciidamada DANAB oo deegaan istaraatiiji ah ka qabsaday Al-Shabaab (Daawo)
Kismaayo (Wararka Maanta) – Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa maanta howlgal culus […]
Xogta saraakiil Shabaab ah oo ay ku jiraan ajaaniib oo lagu duqeeyay SH/HOOSE
Kunyabarow (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeymo diyaaradeed oo xalay ka dhacay qaybo […]
Dad badan oo shacab ah oo lagu laayay BARIIRE kadib markii…
Bariiri (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in khasaare badan uu kasoo gaaray dad […]
Muxuu sameeyay ninkii ay qaraxa usoo dhiibeen Al-Shabaab, si uu gaariga ugu xiro..?
Afmadow (Wararka Maanta) – Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa gelinkii dambe ee shalay fashiliyay qarax miino oo ay Al-Shabaab doonayeen inay […]