Muqdisho (Wararka Maanta) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday gudaha degmada […]
Category: Wararka Maanta
DF oo ka jawaabtay soo jeedinta La-taliyihii Farmaajo ee Al-Shabaab la xiriirtay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadal kasoo yeeray La-taliyihii hore ee amniga madaxweyne hore Farmaajo, […]
Wararkii ugu dambeeyey Trump oo lagu dhaawacay toogasho kadib isku day dil
Butler (Wararka Maanta) – Madaxwaynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa Sabtidii dhaawac madaxa ah uu soo gaaray balse xaaladdiisa […]
Trump oo lagu dhaawacay wax u muuqday rasaas
Butler (Wararka Maanta) – Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa lagala cararay masrax uu hadal ka jeedinayey, magaalada Butler […]
Booliska Muqdisho oo xabsiga dhigay gabar kale oo caan ah – Maxaa loo heystaa?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in caawa lasoo xiray Faadumo Qaasin Maxamed […]
Axmed Madoobe oo DF iyo dowlad goboleedyada shir muhiim ah uga furay Kismaayo
Kismaayo (Wararka Maanta) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta Aqalka Martida ee magaalada Kismaayo ka […]
Xeer ilaaliyaha guud oo amar culus ka soo saaray weerarkii Xabsiga Dhexe
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka hadlay weerarkii maanta ka dhacay Xabsiga […]
Madaxweyne Biden oo shaaciyey go’aankiisa hanka dib u doorashada
Detroit (Wararka Maanta) – Isaga oo doonaya in uu dib u soo nooleeyo ololihiisa dib-u-doorashada ee halganka ku jira, ayuu […]
Jab culus oo la gaarsiiyay Al-Shabaab kasoo gudbay wabiga + Sawirro
Buuloburde (Wararka Maanta) – Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ee Macawiisleyda ayaa maanta howlgal culus ka […]
Maxaa ka jira in Saneey Cabdulle uu xoog ku qabsaday saldhigga Gubadleey?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Guddoomiyaha maamulka degmada Gubadley oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta saldhigga Booliska ee degmadaas ayaa ka […]