Gaza (Wararka Maanta) — Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in duqeyn lagu garaacay deegaanka Al-Mawasi ee Khan Yuunis “in lagu bar-tilmaameedsaday […]
Category: Wararka Maanta
TRUMP oo ku dhowaaqay madaxweyne ku-xigeenkiisa – Waa kuma shaqsiga uu xushay?
Washington (Wararka Maanta) – Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in J.D. Vance oo ah senator laga […]
Hub laga keenay Itoobiya oo lagu bililiqeystay Caabudwaaq
Caabudwaaq (Wararka Maanta) – Shacabka iyo maleeshiyaadka hubeysan ee degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa galabta bililiqeystay hubkii ugu badnaa […]
DF oo qaaday tallaabo culus la xiriirta weerarkii Xabsiga Dhexe ee Xamar
Muqdisho (Wararka Maanta) – Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo kale o oculus, wuxuuna shaqada ka joojiyey oo baaritaan […]
DF oo war rasmi ah ka soo saartay khasaaraha dagaal maanta lagu laayey Al-Shabaab
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed rasmi ah ka soo saartay dagaal galabta lagu laayey Al-Shabaab oo ka […]
50 Shabaab ah oo lagu dilay dagaalkii ugu cuslaa oo galabta ka dhacay Galgaduud (Wareysi)
Mesegawaay (Wararka Maanta) – Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee gobolka Galgaduud ayaa galabta Khawaarijta ku […]
Goobo ay Al-Shabaab ku qoranayeen dagaal-yahaanada oo la bur-buriyay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howl-gal culus ka fuliyey deegaanada dhaca dhulka howdka ah ee […]
Swan oo u daadagay xal u helida xiisadda Xasan iyo Deni iyo caqabadaha horyaalla
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xiisadda u dhaxeysa hoggaamiyaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya […]
Wasiirka maaliyadda oo lugaha la galay faddeexad horleh kadib mashruuc uu…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa lugaha la galay faddeexad horleh kadib markii ay soo […]
Warbixinta maamulka maaliyadda oo lasoo bandhigay iyo halka ay aado lacagta u badan
Muqdisho (Wararka Maanta) – Munaasabad lagu soo bandhigayay warbixinta maamulka maaliyadda dalka ayaa maanta ka qabsoomtay magaalada Muqdisho, taasi oo […]