Islamabad (Caasimda Online) – Maxkamad ku taal Pakistan ayaa Sabtidii laashay dacwado hore iyo xakun 7 sano ah oo horay […]
Category: Wararka Maanta
Dad Soomaali ah oo lagu laayay deegaanka Canfarta
Awash (Caasimada Onine) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar ay maanta maleeshiyaad ka tirsan Canfarta ku laayeen dad […]
QM oo war culus kasoo saartay khilaafka DF iyo PUNTLAND
Garoowe (Wararka Maanta) – Ku simaha ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan oo shalay booqasho […]
Ciidamada DF oo ka hortegay weeraro qaraxyo ah + Sawirro
Dhuusamareeb (Wararka Maanta) – Ciidamada dowladda Soomaaliya oo maanta howlgallo culus ka sameeyay gobolka Galgaduud ayaa ka hortegay weeraro qaraxyo […]
Gabar iyo hooyadeed oo si arxan darro ah loogu dilay Muqdisho
Muqdisho (Wararka Maanta) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo xalay ka dhacday gudaha degmada […]
DF oo ka jawaabtay soo jeedinta La-taliyihii Farmaajo ee Al-Shabaab la xiriirtay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadal kasoo yeeray La-taliyihii hore ee amniga madaxweyne hore Farmaajo, […]
Wararkii ugu dambeeyey Trump oo lagu dhaawacay toogasho kadib isku day dil
Butler (Wararka Maanta) – Madaxwaynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa Sabtidii dhaawac madaxa ah uu soo gaaray balse xaaladdiisa […]
Trump oo lagu dhaawacay wax u muuqday rasaas
Butler (Wararka Maanta) – Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa lagala cararay masrax uu hadal ka jeedinayey, magaalada Butler […]
Booliska Muqdisho oo xabsiga dhigay gabar kale oo caan ah – Maxaa loo heystaa?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in caawa lasoo xiray Faadumo Qaasin Maxamed […]
Axmed Madoobe oo DF iyo dowlad goboleedyada shir muhiim ah uga furay Kismaayo
Kismaayo (Wararka Maanta) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta Aqalka Martida ee magaalada Kismaayo ka […]