Muqdisho (Wararka Maanta) – Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya waxaa maanta ka dhacay banana-bax ay dhigeen qaar ka mid ah macalimiin […]
Category: Wararka Maanta
Booliska oo shaaciyey khasaare culus oo ka dhacay qarax weyn oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Wararka Maanta) – Qaraxa caawa ka dhacay Maqaayadda Top Coffee oo ku taalla agagaarka taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada […]
Qarax weyn oo khasaare culus geystay oo caawa ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Wararka Maanta) – Qarax weyn ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan aagga taallada Daljirka Dahsoon, waxaana ka […]
Taliye Shub oo taalo u dhisaya askarigii fashiliyey toogashadii Xabsiga Dhexe
Muqdisho (Wararka Maanta) – Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa balan-qaaday in dalacsiin loo samey doono askarigii isku dayey inuu xakameeyo […]
Horjooge ka tirsan Al-Shabaab oo nolosha lagu qabtay, isagoo u baxsanaya…
Ceeldheer (Wararka Maanta) – Ciidamada dib u xoreeynta deeganka ee ku sugan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku […]
ISLOW oo si adag ugu jawaabay Cabdisaciid, farriina u diray mas’uuliyiin kale
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa ka jawaabay wareysi uu bixiyay La-taliyihii hore […]
Sababihii qarsoona ee FARMAAJO ula diriri waayey Al-Shabaab oo soo if-baxay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo mid kamid ah eedaha loo haysto waa in uusan […]
Muxuu yahay iskaashiga cusub ee maanta gaareen Somalia iyo Italy? + Sawirro
Rome (Wararka Maanta) – Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa iskaashi cusub dhidibada u taagay, kaasi […]
FBI-da oo shaacisay xogta ninka lagu tuhmayo inuu toogtay Trump ee la dilay
Washington (Wararka Maanta) – FBI-da ayaa shaacisay in Matthew Crooks oo 20 jir ah uu ahaa “qofka looga shakisan yahay” […]
Lafta-gareen oo raajicinaya Axmed Madoobe – Maxaadan ogeyn oo socda?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa sii xoogeysanaya wararka la xiriira in hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen uu ku dhaqaaqayo doorasho […]