Hargeysa (Wararka Maanta) – Deegaannada Somaliland waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay doorashada guud ee hoggaanka maamulkaasi, taas oo […]
Category: Wararka Maanta
NISA oo gacanta ku dhigtay raggii ka dambeeyay dilka ganacsatada + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa soo bandhigtay laba xubnood […]
Maxaa ka jira in DF ay xirtay Facebook-yada suxufiyiin iyo siyaasiyiin caan ah?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa taagan dood xoogan oo ka dhalatay tallaabada lagu beegsaday Facebook-yada dad mucaarad ah oo kasoo […]
Caro ka dhalatay dhalinyaro kasoo jeedo KGS oo lagu dhibaateeyay MUQDISHO
Muqdisho (Wararka Maanta) – Car xooggan iyo falcelin ayaa ka dhalatay dhibaato xalay Muqdisho loogu gaystay dhalinyaro kasoo jeeda Koonfur […]
Xog cusub oo laga helay qarax ka dhacay DAYNIILE + Khasaaraha
Muqdisho (Wararka Maanta) – Macluumaad dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo xalay ka dhacay […]
Nin ka careysan furriinka xaaskiisa oo dilay 35 QOF
Zhuhai (Wararka Maanta) – Ugu yaraan 35 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen […]
SHACABKA Somaliland oo u dareeray goobaha cod-bixinta + Sawirro
Hargeysa (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya Somaliland ayaa sheegaya in saaka dadweynaha ku dhaqan deegaannada maamulkaasi ay u […]
Ma la gaaray xilligii uu R/W XAMZA is-casili lahaa?
Jawiga siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa muddo dheer ahaa mid jaahwareersan oo cakiran. Saddex xilli ayaa la dhihi karaa waxay ahaayeen […]
Mucaaradka Jubaland oo ku dhowaaqay tallaabo xasaasi ah oo ay qaadayaan (Warbixin)
Kismaayo (Wararka Maanta) – Qaar ka mid ah mucaaradka Jubaland ayaa ku hanjabay in ay qaban doonaan doorasho hal dhinac […]
Wasiir ka tirsan DF oo farriin culus u diray xildhibaanada laga soo doorto Jubaland iyo Puntland
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi (Daalo) sidoo kalena ah Xildhibaan ka tirsan BFS […]