Moscow (Wararka Maanta) – Waxaa jira astaamo muujinaya in Maraykanka iyo UK ay maalmo gudahood Ukraine uga qaadayaan xayiraadda ka […]
Author: allbanaadirmedia
Saciid DENI iyo QOOR-QOOR oo kulmaya iyo ujeedka ka dambeeya
Gaalkacyo (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa lagu wadaa in […]
Masar oo Soomaaliya keenaysa hub kale oo culus iyo noocyada lasoo rarayo
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xog ay heshay Wararka Maanta ayaa sheegaysa in toddobaadyada soo aadan ay dowladda Masar kasoo dejin […]
Maxaa iska beddelay yaboohi Jabuuti ee Itoobiya si loo qaboojiyo xiisadda Somalia?
Jabuuti (Wararka Maanta) – Jabuuti ayaa mar kale sheegtay inay u yaboohday Addis Ababa heshiis deked wadaag, tallaabadaas oo lagu […]
ONLF oo si adag uga jawaabtay hadal ka soo yeeray taliyaha militariga Itoobiya
Jigjiga (Wararka Maanta) – Ururka ONLF ayaa ka jawaabtay hadal la sheegay in uu ka soo yeeray taliyaha militariga dalka […]
Qorshaha Turkiga ee hawada sare iyo saldhiga wayn oo ka hirgalinayaan Somalia
Ankara (Wararka Maanta) – Saacadihii la soo dhaafay waxaa si wayn loo hadal hayay qorshe dowladda Turkiga ku dooneyso in […]
Shirkad uu qeyb ka yahay safiir Soomaaliyeed oo lacag ku haysata safaarada Soomaaliya ee Kenya
Nairobi (Wararka Maanta) – Shirkad ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed ayaa dacweysay, kana guuleysatay safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, balse Wararka […]
Xildhibaano u badan reer K/Galbeed oo ku dhawaaqay qorshe culus
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay gole ay ku mideysan-yihiin oo […]
Mukhtaar Roobow oo farriin hanjabaad ah u diray macalimiinta dugsiyada Qur’aanka
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee XFS ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay dowladdu digniin ugu dirtay […]
Mugdi ku gadaaman heshiis soo saaris shidaal oo Soomaaliya la gashay Qatar
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Soomaaliya oo dhawaan la gashay dowladda Qatar heshiis shidaal qodis ayaa waxaa soo baxeysa daah-furnaan […]