Laascaanood (Wararka Maanta) – Maamulka KMG ee SSC-Khaatumo ayaa beeniyay inuu wada-hadal kula jiro Somaliland ama uu la furayo, sida […]
Author: allbanaadirmedia
Arrin kasoo korortay nin ay sodohdiis ku dishay Boosaaso
Boosaaso (Wararka Maanta) – Ciidanka booliska ee gobolka Bari ayaa gacanta kusoo dhigay haweenay dil […]
Xasan oo tallada markale dib ugu celiyay culimada – Maxaa dhacay maanta?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay shirweynaha 2-aad ee culimada Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay […]
Madax muhiim u ahaa Al-Shabaab oo usoo gacan galay ciidanka dowladda (Sawirro)
Dhuusamareeb (Wararka Maanta) – Madaxii maaliyadda kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Mudug ayaa usoo gacan galay, sida uu shaaciyay taliska […]
DF oo qaaday tallaabo halis galin karta shaqada dekedda Muqdisho
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo ay lacago horleh ugu kordhineyso ganacsatada Soomaaliyeed ee wax kala […]
Ku dhowaad 8 kun oo Haween oo cabasho u gudbiyay XAMZA
Muqdisho (Wararka Maanta) – Haweenka Soomaaliyeed ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo deg-deg ah, kadib markii ay waayeen xilka wasiirka […]
Madaxweyne XASAN oo shir xasaasi ah u furay Culimada Soomaaliyeed + Ujeedka
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ka furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed, kaas oo […]
Mid kamid ah duuliyeyaashi hore ee Somali Airline oo geeriyooday
Ottawa (Wararka Maanta) – Allaha u naxariistee waxaa xalay dalka Canada ku geeriyooday Axmed Cilmi Guure, oo ka mid ahaa […]
Reer Muqdisho oo runta loo sheegay kadib arrin yaableh oo banaanka usoo baxday
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka qayn-galay kulan dood ah oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa […]
Maxay ka shaqeynayaan ciidanka Turkigu u soo dirayo Soomaaliya?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyey mooshin ka yimid madaxweyne Erdogan, kaasoo askar milateri ah loogu daabulayo Soomaaliya […]