Muqdisho (Wararka Maanta) – Muddo sanad ku dhow waxaa la hadal-hayay inuu madaxweyne Xasan Sheekh u jiheystay dhismaha ciidan beeleed […]
Author: allbanaadirmedia
21 sano kadib raggii loo haystay weeraradii Sept. 11 oo heshiis la gaaray Mareykanka
Washington (Wararka Maanta) – Ninka lagu eedeeyay inuu maleegayay weeraradii Maraykanka lagu qaaday bishii September 11-keedii ee sannadkii 2001, Khalid […]
Muxuu Sheekh Usuuli ka yiri maqnaashaha Galmudug iyo Koonfur Galbeed ee…?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Sheekh Cismaan Usuuli oo kamid ah culimada caanka ah ee Soomaaliyeed, isla markaana ka qayb-galaya shirweynaha culimada ee […]
Golaha Wasiirrada oo maanta meel-mariyay heshiis xasaasi ah iyo sharci cusub
Muqdisho (Wararka Maanta) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyey […]
Golaha Ammaanka oo war culus kasoo saaray xaaladda kasoo korortay bariga dhexe
New York (Wararka Maanta) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay dadaallo diblomaasiyadeed […]
Khilaafka Ahlu Sunna iyo Mukhtaar Roobow oo kasii daray + Video
Muqdisho (Wararka Maanta) – Khilaafka u dhexeeya culimada Ahlu Sunna Waljamaaca iyo wasiirka diinta iyo awqaafta xukuumadda Soomaaliya Sheekh Mukhtaar […]
Ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika oo lasoo qabtay
Boosaaso (Wararka Maanta) – Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa ugu dambeyn gacanta kusoo dhigay eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo […]
DF Soomaaliya oo soo saartay dalab culus oo ka dhan ah Israel kadib dilkii Haniya
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay soo saartay warsaxaafadeed ayaa si kulul u cambaareysay dilkii loo gaystay […]
Iran oo wacad ku martay in ay u aar-gudi doonto Haniyeh
Tehran (Wararka Maanta) – Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa Arbacadi shalay wacad ku maray, ciqaab adag […]
Xildhibaan dalab culus ka soo saaray xilka wasiirrada gaashaandhigga iyo qoyska
Muqdisho (Wararka Maanta)- Xildhibaan Cabdirisaaq Macalin Ciid ayaa ka hadlay xilka wasaaradda Qoyska ee loo magacaabay Jeneraal Bashiir Goobe, isagoo […]