Garoowe (Wararka Maanta) – Dowlad-goboleedka Puntland ayaa soo saartay digniin culus oo ku aadan roobab xooggan oo saacadihii lasoo dhaafay […]
Author: allbanaadirmedia
Ciidanka ATMIS oo wareejiyay saldhig ku yaalla Hiiraan + Sawirro
Maxaas (Wararka Maanta) – Taliska howlgalka ATMIS ee Midowga Afrika ayaa saldhigga Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ku wareejiyay ciidamada Xoogga […]
Ammaanka Villa Soomaaliya oo si weyn loo adkeeyay kadib xaalad soo korortay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in haatan si weyn loo adkeeyay amniga xarunta Villa Soomaaliya ee […]
40 qof oo ku dhintay dalka YEMEN kadib markii….
Sanca (Wararka Maanta) – Waraka ka imanaya dalka Yemen ayaa sheegaya, in ugu yaraan 40 […]
Masar oo ciidamo u soo direysa Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo ogolaaday
Muqdisho (Wararka Maanta) – War-murtiyeed ka soo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in ururku […]
Safarkii 21-ka cisho ee Guudlaawe oo muujiyey rajada cajiibka ah ee soo kabashada dalka
Jowhar (Wararka Maanta)- 17-July-2024, Safar dhulka ah oo Muqdisho uga bilowday wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi […]
Maxay tahay arrinta is-burinaysa ee maanta ay ku dhowaaqday DF?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay go’aanno xasaasi ah oo saameynaya waxbarashada dalka. Wasaaradda waxbarashada […]
Xamza oo guddoomiyey shir aan caadi aheyn + Ujeedka (Sawirro)
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta markale guddoomiyey […]
“Wixii ay nagu hayeen bey isku hayaan”
Muqdisho (Wararka Maanta) – Agaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si weyn u weeraray madaxweyne […]
“Madaale ayaa fatwooday in Liido la qarxiyo oo dhahay…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaan Faa’iso Maxamed Jayte oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta la hadashay Wariyeyaasha […]