Muqdisho (Wararka Maanta) – Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada qaar ayaa maanta dib uga […]
Author: allbanaadirmedia
Puntland oo si adag uga jawaabtay eedeyntii uu Wasiirka Batroolka DF u jeediyey Deni
Garowe (Wararka Maanta) – Maamulka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay hadal uu sheegay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee […]
Boqor Burhaan oo war kasoo saaray qorshaha shidaalka iyo imaatinka Oruc
Garoowe (Wararka Maanta) – Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah dhaqanka Puntland ayaa soo dhaweeyay imaatinka markabka Oruç […]
Xog xasaasi ah oo kasoo korodhay dilkii hooyo iyo gabdheheeda loogu geystay Nairobi
Nairobi (Wararka Maanta) – Xogo dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kiiska dilka loo geystay hooyo Soomaaliyeed, gabadheeda iyo gabadh kale […]
Ra’iisul Wasaare Xamza oo maanta xilka u kala wareejiyay…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaarah Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta xilka u kala wareejiyey wasiirka cusub ee wasaaradda […]
Fal-celin aan caadi aheyn oo ka dhalatay shirka maanta ka furmay Villa Somalia
Muqdisho (Wararka Maanta) – Shirka golaha wadatashiga qaranka ee u dhexeeyo dowladda federaalka iyo qaar kamid ah dowlad-goboleedyada ayaa maanta […]
Shidaal qodista SOOMAALIYA horumar mise hoog?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal dheer soo saaray ayaa ka faallooday shidaal qodista Soomaaliya ee […]
Shirka golaha wadatashiga qaranka oo dib uga furmay Villa Soomaaliya + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Shirka golaha wadatashiga qaranka ee u dhexeeyo dowladda federaalka iyo qaar kamid ah dowlad goboleedyada ayaa […]
Xubno Shabaab ah oo maanta usoo gacan galay DF + Sawirrro
Baydhaba (Wararka Maanta) – Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan duleedka magaalada Baydhaba ayaa maanta soo bandhigay laba xubnood oo […]
Soomaaliya oo qaaday tallaabo ka dhan ah ISRAEL, lana safatay…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hadashay xiisadda dagaal ee ka taagan bariga dhexe, […]