Dowladda Soomaaliya ayaa olole xooggan ugu jirta sidii Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan loogu dooran lahaa guddoomiyaha cusub ee Ururka […]
Author: allbanaadirmedia
Maxaa ka jira in Faransiiska ciidamo u direen dalka Ukraine, si ay Ruushka ula dagaalaan ?
Warbaahinta reer Galbeedka qaarkood ayaa si weyn u baahiyay wararka sheegaya in ciidamo ka socda dalka Faransiiska ay gaareen dalka […]
Sargaal ciidan oo loo magacaabay in uu noqdo guddoomiyaha degmada Karaaan
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa wareegto uu soo saaray […]
MUQDISHO: Ciidanka NISA oo dil iyo dhaawac u geystay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab
Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegay iney fashiliyeen isku day dil oo labo nin oo […]
DEG DEG: Xamaas oo ugu dambeyn ogolaatay heshiiskii xabad joojinta Gaza
Xamaas ayaa ku dhawaaqday in Ismaaciil Haniyeh oo ah madaxa xafiiskeeda siyaasadda uu u sheegay dhexdhexaadiyeyaasha Qatar iyo Masar in […]
Israel kuma qancin heshiiska xabad joojinta ee ay Xamaas ogolaatay (Reuters)
Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa sheegtay inaysan Israa’iil ku qancin heshiiska ay aqbashay Xamaas oo sarkaal Israa’iili ah uu ku […]
DEG DEG: Milateriga Israel oo goor dhow ku dhawaaqay inuu bilowday duulaankii Rafax
Ciidamada Israa’iil ayaa ku dhawaaqay inay billaabeen duulaankooda dhulka ah ee Rafah, taasoo ka dhigan inay si rasmi ah gudaha […]
Muxuu dhigayaa heshiiska xabad joojinta ee ay ogolaatay Xamaas? (Faahfaahin)
La-taliyaha madaxa siyaasadda Xamaas, Taher Al-Nunu, ayaa xaqiijiyay faahfaahinta heshiiska xabbad joojinta ay aqbaleen. “Waxaan aqbalnay soo jeedin ay ka […]
Dowladaha Somalia iyo Kenya oo kala saxiixday heshiisyo taariikhi ah (Sawirro)
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan […]
Ciidamada Israel oo amray in laga baxo Rafah iyo qax balaaran oo ka bilowday (Sawirro)
Milatariga Israa’iil ayaa Isniintii maanta ugu baaqay dadka ku sugan qeybo ka mid ah bariga Rafah inay “si degdeg ah […]