Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta XFS Ambassador Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo […]
Author: allbanaadirmedia
Sida loo qabtay xildhibaan Abiib iyo halka lagu hayo – Xog
Hargeysa (Wararka Maanta) – Faahfaahin dheeraad ayaa kasoo baxaysa xariga Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, kaasi […]
Somalia tightens control over coastal waters with new rules
Mogadishu (Wararka Maanta) – Somalia has enacted stringent new maritime regulations to manage vessel movement within its territorial waters better. […]
Xasan Sheekh oo bilaabay kulamo uu caalamka ugu bandhigayo gardarada Itoobiya
Muqdisho (Wararka Maanta) –Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah diblomaasiyiinta caalamiga ah ee […]
Maxkamadeynta qoys si yaab leh ula shaqey jiray Al-Shabaab
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay qoys lacago badan u aruuriyey kooxaha Khawaarijta ah, qoyskaan […]
Jabuuti ma waxay Itoobiya siineysaa dekad ganacsi mise saldhig militery?
Jabuuti (Wararka Maanta) – Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay Ethiopia u soo bandhigtay hindise cusub oo xalin kara baahida ay […]
Laba arrin oo sabab u ah kala furashada FARMAAJO iyo FAHAD
Muqdisho (Wararka Maanta) – Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa shalay shaaciyay inay kala furteen madaxweynihii hore […]
“Xildhibaanada Itoobiya taageeray waa in sawiradooda liis madow la galiyo haddii…”
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaan Ilyaas Sheekh Axmed ayaa meel adag iska taagay in baarlamaanka Soomaaliya laga taageero Itoobiya oo […]
XIISADDA Soomaaliya iyo Itoobiya oo WEJI cusub yeelatay kadib markii…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa weji cusub yeelatay, kadib markii ay dowladea Itoobiya soo saartay bayaan […]
Shirka beesha Sacad oo laga soo saaray bayaan xasaasi ah oo loogu digay…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Shirweynaha aaya ka tashiga beesha Sacad ee dagta Mudug iyo Galgaduud oo ka dhacay magaalada Muqdisho […]