Buuloxaaji (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda XFS Xamsa Cabdi Barre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed […]
Author: allbanaadirmedia
Maxaa kala qabsaday wasiir Faarax Cabdulqaadir iyo Xildhibaannada BF?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta […]
Wasiirka difaaca iyo taliyaha Xoogga oo booqday deegaanandii lagu jabiyay Al-Shabaab
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ay wehlinayaan taliyaha […]
Ciidanka Macawiisleyda oo jab culus gaarsiiyay Shabaab
Jowhar (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada Macawiisleyda ay weerar culus […]
Xabsi u gaar ah dumarka oo laga hirgaliyay MUQDISHO
Muqdisho (Wararka Maanta) – Taliska ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka hirgaliyay xabsi u gaar ah […]
Ciidanka KENYA oo fashiliyay weerar ay Al-Shabaab la damacsanayd…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada ammaanka dalka Kenya […]
R/Wasaare Xamza oo gaaray Kismaayo + Qorshaha
Kismaayo (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa […]
Dibad-baxayaal careysan oo u daatay saldhigyo milatari oo ISRAEL leedahay
Tel Aviv (Wararka Maanta) – Ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa ku baaqay in xaaladda la dejiyo kaddib markii dibadbaxayaal ay ku […]
Maxaa maanta looga hadlay shirweynaha culimada Soomaaliyeed? + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa maalintii labaad galay shirweynaha labaad ee culimada Soomaaliyeed oo ka socda magaalada Muqdisho, kaasi oo […]
Dowladda hoose ee Xamar oo 34 sano kadib bixineysa adeeg si weyn loogu baahna
Muqdisho (Wararka Maanta) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Madaale ayaa daah-furay dib-u-howlgelinta adeegyadii hore ee dad-Dhigidda dowladda […]