Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa xafiiskiisa kulan kula […]
Author: allbanaadirmedia
Dowladaha Somalia & Cuman oo yeeshay Wadahadal miro dhal ah (Sawirro)
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan […]
Fiqi oo soo bandhigay nidaam cusub oo lagu casriyeynayo waxqabadka Wasaaradiisa
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daaha ka qaaday nidaam cusub oo “degital” […]
Xildhibaan goor dhow lagu dilay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya
Koox hubaysan ayaa waxay caawa magaalada Muqdisho ku dileen Xildhibaan Ibraabim Cabdi Cabdiraxmaan oo ka […]
Muxuu Cali Guudlaawe kala hadlay danjire Kubai Iringo? (Sawirro)
Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka […]
Sidee ayay diyaarada Turkiga ku heshay burburka diyaaradii helicopter-ka ee Ibrahim Raisi?
Kaddib markii ay soo baxday warka ku saabsan in diyaarad uu la socday madaxwaynihii Iran Ibrahim Raisi ay dhacday habeenkii […]
Xogta kulan dhexmaray Wasiirka Difaaca Soomaaliya & danjiraha Ruushka (Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Danjiraha […]
Ireland, Spain iyo Norway oo dowlad rasmi ah u aqoonsaday Falastiin (Sawirro)
Ireland, Spain iyo Norway ayaa Arbacada maanta ah ku dhowaaqay inay aqoonsanayaan Dowlad Falastiin laga billaabo 28-ka May, ayaga oo […]
Labo dal oo kuyaalla Qaarada Yurub oo dowlad rasmi ah u aqoonsanaya Falastiin
Qaar kamid ah waddamada caalamka ayaa taageero badan u muujinaya dowladda Falastiin, waxa ayna u arkaan xalka colaada u dhaxeysa […]
Hadal heyn ka dhalatay lacagta lagu kireeyay Diyaarad William Rutu ku tagay Mareyakanka
Madaxweynaha dalka Kenya Wiliam Ruto iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Mareykanka , kaddib casuumad rasmi ah uu […]