Wasaaradda Difaaca ee dalka Raashiya ayaa sheegtay inay abaarihii 9-kii Fiidnimo ee xalay oo Isniin […]
Author: allbanaadirmedia
Trump oo balan-qaad yaab leh u sameeyey Israa’iil haddii dib loo soo doorto
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa la kulmay deeq bixiyayaasha ugu badan Yuhuuda ee maalqabeenada ah ee ku nool […]
Netanyahu: “Duqeynta Rafax ka dhacday waa qalad naxdin leh, baaritaan ayaan wadnaa”
Waxaa isa soo taraya qaylo dhaanta caalamiga ah ee ka dhalatay duqeynta ay Israa’iil ku qaaday xero ay ku nool […]
(Sawirro) Muxuu yahay Ololaha cusub ee uu Wasiir Fiqi ka wado Wasaaradiisa?
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa daahfuray wejiga koowaad ee ololle lagu beerayo […]
Muxuu Deni kala hadlay Guddiga Doorashooyinka Puntland ee (PEC)?
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas […]
Masar oo War cusub ka soo saartay xiisada ka dhex aloosan Somalia & Itoobiya
Dawladda Masar ayaa waxay mar kale ku nuuxnuuxsatay, muhiimadda ay leedahay in la xaqiijiyo amniga, xasiloonida iyo nabadda Soomaaliya, iyaga […]
(Sawirro) Saraakiil ka tirsan ciidamada XDS oo loo tababaray isticmaalka hubka culus
Saraakiil iyo Saraakiil xigeeno ka tirsan ciidanka dhulka XDS oo loo soo xiray tababar lagu barayay isticmaalka hubka culus. Taliye […]
Somalia oo xil sare loo doortay ka dib shirweyne caalami ah oo ka dhacay Geneva (Sawirro)
Shirka Caafimaadka Adduunka kisii 77-aad oo si rasmi ah uga furmay maanta magalaada Geneva ee dalka Switzerland ayaa waxaa Wasiirka […]
Xiliga Madaxweyne cusub loo dooranayo Iran oo la shaaciyey & Musharaxinta ugu cad cad
Dalka Iran, doorashada guud ayaa lagu wadaa inay ka dhacdo 28 bisha June, si loo doorto Madaxweynaha beddelaya Raisi oo […]
Muxuu RW Xamse kala hadlay wafdigii uu horkacayey Christoph Retzlaff? (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay wafdi ka socda dowladda Jarmalka oo uu […]