Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ka qeybgalay […]
Author: allbanaadirmedia
Madaxweyne Guudlaawe oo fariin Hanjabaad ah loo diray xilli uu ku sugan yahay Hiiraan
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa shalay gaaray degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, kaddib safar […]
Dekaddii macmalka ahayd ee uu Mareykanka ka dhisay Gaza oo burburtay! (Sawirro)
Xaalad kale oo adag ayaa lasoo daristay dadka ku dhibaateysan magaalada la go’doomiyay ee Gaza, waxaana hadda bur burtay oo […]
CNN oo sheegtay in duqeyntii lagu hoobtay ee ka dhacday Rafax loo adeegsaday..
Hub uu sameeyay Mareykanka ayaa loo adeegsaday weerar dhimasho badan dhaliyay oo ay Israa’iil ku qaaday xero ay ku nool […]
Dalal hor leh oo shaaciyey iney aqoonsi buuxa siinayaan dowlada Falastiin
Ra’iisul Wasaaraha dalka Slovenia , Robert Golob ayaa ku dhawaaqay inay Khamiista toddobaadkan u gudbinayaan Baarlamaanka dalkaa go’aanka ay Slovenia […]
Xogta kulan Villa Somalia ku dhexmaray Xassan Shiikh & James Swan (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Ku-simaha cusub ee Wakiilka Gaarka ah […]
Milateriga Israel oo maanta shacab hor leh ku xasuuqay degmada Rafax
Ugu yaraan 29 Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay laba weerar oo kala duwan oo Israa’iil ay ku qaadday xeryo barakac […]
Somalia oo wafdi culus u dirtay shirweynaha Arab States-China Cooperation Forum
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa gelinkii dambe […]
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo abaabul dagaal ka wada Ceelwaaq (Sawirro)
Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Jubaland, mudane Maxamuud Sayid Aaden oo ku sugan degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ayaa maanta […]
Mareykanka oo ka hadlay howlgal muran adag ka dhex abuuray DF & Puntland
Taliska milatariga Maraykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa sheegay inaysan ku lug lahayn hawlgal la sheegay […]