Wasaaradaha Xajka iyo Cumrada iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa uga digay muwaadiniinta iyo dadka ku nool […]
Author: allbanaadirmedia
Booliiska Muqdisho oo Shaaciyay Sababta ay u xir xirayaan dadka dhaqan xumada wada
Ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka wada howlgalo balaaran ay kula dagaallamayaan dadka dhaqanxumada magaalada ka wada, iyo sidoo […]
Waddooyinka sida Sharcidarada u xiran ee magaalada Muqdisho oo laga shiray
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka […]
Booliiska Muqdisho oo xiray nin Baraha Bulshada dhaqanxumo ku baahiyay
Ciidanka booliiska gobalka Banaadir, gaar ahaan saldhigga booliiska degmada Hodan ayaa xabsiga dhigay mid kamid […]
Tirada Xukunnada dilalka Caalamka oo kordhay iyo Soomaaliya oo safka hore kaga jirta
Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ee fadhigeeda dhexe ku yaallo caasimadda dalka UK ee London ayaa waxay […]
Askar badan oo Isreal looga dilay magaalada Rafax iyo tirada askarta laga dilay oo korortay
Ciidamada Israel ayaa khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxa uu kasoo gaaray duullaanka ay […]
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Izmir kula kulmay dhigiisa dalka Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Difaaca ee Türkiye, […]
Madaxweyne Erdogan oo Baaq xasaasi ah oo ka dhan ah Isreal u diray Dunidda Islaamka
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa maanta oo Arbaco ah baaq ka dhan ah xasuuqa ciidamada maamulka Isreal ka […]
Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo arrimo muhiim ah kala hadlay Safiirka dalka Kenya u jooga Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, […]
Shir u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Dhuusomareeb (Sawirro)
Shirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowladaha Xubanaha ka ah Dowladda Federaalka […]