Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo […]
Author: allbanaadirmedia
(Daawo Sawirro) Muxuu Wasiir Fartaag kala hadlay Danjire Alper Aktaş?
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, […]
(Sawirro) Dowlada Somalia oo ka farxisay dhalinyaro ku rafaadsan dalka Liibiya
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 11-ka bishan June 2024 dalka dib ugu soo celin-doonto 15 kamid dhalinyaro ku dhibaateysan dalka Liibiya, […]
Gudoomiye Madaale oo shir isla xisaabtan ah la qaatay Maamulada labo degmo (Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan isla […]
RW Somalia & wafdi uu horkacayo oo u ambabaxay dalka Koonfurta Kuuriya (Ujeedka)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka Waxay […]
Heyadda duulista rayidka: “Somalia waxay sameyneysaa dhowaan taariikh cusub”
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Soomaaliya (HDRS), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa ku dhawaaqay inuu dalka ku dhowyahay inuu qaado […]
Maraykanka, Qatar & Masar oo war cusub ka soo saaray heshiiska Xamaas & Israel
Maraykanka, Qatar iyo Masar ayaa ugu baaqay Israa’iil iyo Xamaas inay aqbalaan hindisaha xabbad-joojin ah […]
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo arrimo dalkeenna muhiim u ah kala hadlay Keith Hansen
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi kulan muhiim ah kula qaatay Agaasimaha Bangiga Adduunka u qaabilsan […]
Nin dhowaan hooyadii ku dilay Magaalada Wajeer oo caawa geeriyooday
Wararka aan ka heleyno Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya inuu caawa […]
Agaasimaha Kalkaal Hospital oo abaal-marin lagu gudoonsiiyey Harare (Sawirro)
Agaasimaha isbitaalka Kalkaal ee magaalada Muqdisho Dr.Suleyman Abdullahi Mohamed ayaa ku guuleystay abaal marinta 100ka qof ee ugu saameynta badan […]