Munaasabad ka dhacday magaalada Jowhar ayaa waxaa si rasmi ah maanta looga daah-furay mashruuca biyo […]
Author: allbanaadirmedia
Madaxweyne Deni oo soo saaray Amar ku socda Laamaha Ammaanka iyo Maaliyadda danna u ah bulshada
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qayb-galay munaasabadda xuska maalinta Deegaanka Aduunka oo sanad kasta loo dabaaldego […]
Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay xarun degmo oo si qurux badan loo dhisayo (Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub oo ay […]
Maxkamadda Ciidamada oo maanta xukun adag ku riday nin Al Shabaab xogo u gudbin jiray
Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku riday eedeysane Maxamuud Maxamed Macalim Maxamuud (Karaama) , kaa oo lagu helay […]
Safaarad dowladda Mareykanka leedahay oo saakay la weeraray iyo khasaaraha ka dhashay
Hadal ka soo baxay Ciiddanka dalka Lubnaan ayaa lagu xaqiijiyey in Dabley u dhashay dalka Syria uu saakayto oo Arbaco […]
Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo la kulmay Won Sam iyo xogta waxii ay kawada hadleen (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay Madaxweynaha Hay’adda […]
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo Ubax dhigay taallada Daljirka ee Italy (Sawirro)
Taliyaha ciidanka XDS Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin oo wehliyo taliyaha ciidamadda dowladda Talyaaniga ayaa […]
Abuu Mansuur oo ka hadlay lacag Malaayiin Dollar ah oo lagu eedeeyay in uu xaday
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur ), ayaa kulan la qaatay […]
Biden oo saxiixay amar cusub oo lagu xaddidayo tahriibayaasha soo galaya Maraykanka
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Salaasadii saxiixay amar fulineed oo lagu xakamaynayo tirada muhaajiriinta […]
Madaxweyne Qoorqoor oo goor dhow Magacaabay Wasiiro cusub (Magacyada)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya […]