Waxaa la helay xog dheeraad ah oo la xiriirta ninkii fuliyay weerarkii xerada Imaaraadka ee magaalada Muqdisho, 10-kii February ee […]
Author: allbanaadirmedia
Xassan Shiikh & Jonas Gahr Støre oo wada guddoomiyey madasha Oslo Forum (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Norway, Jonas Gahr […]
Maxkamad la soo taagayo dad baraha bulshada ka waday kicin bulsho & anshax xumo
Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka oo Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay 19 eedeysane oo loo […]
Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi ku guddoomiyay kulanka Jiheynta maaliyadda dalka (Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga […]
Dadka meydadka ehelkooda kala soo baxaan Qabuuraha Iskool Buluusiya oo shuruud lagu xiray
Waxaa saakay qabuuraha iskool Buluusiya ee magaalada Muqdisho ku kalahay qaar kamid ah ehelada dadkooda halkaasi ku aasnaayeen, kuwaa oo […]
Puntland oo Ammar cusub dul dhigtay shirkadaha Isgaarsiinta iyo Sababta keentay
Maamul goboleedka Puntland ayaa ku amray shirkadaha isgaarsiinta ee ka jira deegaannada maamulkaasi, in aysan […]
Toban cisho oo loo qabtay in meydadka looga saaro dhulka Iskoolo Bulusiyo
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Somalia C/qaadir Maxamed Nuur ayaa amar ku bixiyey in 10 cisho gudahood lagu baneeyo qabuuraha iskoolo Buluusiyo […]
Puntland oo rag dilal ku eedeysan u gacan gelisay dowlad degaanka Soomaalida
Booliska Puntland ayaa saraakiil ka socda dowlad degaanka Soomaalida DDS ku wareejiyay laba nin oo […]
Golaha amaanka Q/Midoobay oo ansixiyey soo jeedintii Biden ee xabad joojinta Gaza
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay soo jeedinta Mareykanka ee xabbad-joojinta joogtada ah ee Gaza Golaha Ammaanka ee Qaramada […]
Dayuurad uu la socday Madaxaweyne ku-xigeenka dalka Malawi oo la la’yahay
Diyaarad uu la socday Madaxweyne ku xigeenka Malawi Saulos Chilima iyo sagaal qof oo kale […]