Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta kooxda Al Shabaab qarax xooggan ku […]
Author: allbanaadirmedia
Madaxweyne Xasan oo lagu dhaliilay ka qeyb galka Shirar ka hooseeya maqaamkiisa
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan waddamo kuyaalla Qaarada Yurub, waxa uuna halkaasi uga qeyb galay shirar dhowr […]
Nin madax xanuun joogta ah ka cabanayay oo xaalad layaab ku noqotay loo sheegay !
Nin 52-sanno jir ah oo u dhashay dalka Mareykanka oo si joogta ah uga cabanayay xaalad madax xanuun ah oo […]
Nin kamid ahaa burcad-badeedii Afduubka ka qaadatay Markabka MV Abdullahi oo la qabtay
Ciidanka booliska maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan inuu ka mid ahaa […]
Madaxweyne Biixi oo sheegay in Somaliland dooneyso aqoonsi Itoobiyana rabto Bad
Madaxweynaha maamulka Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Somaliland u halgamayso xaqiijinta madax-bannaanida iyo aqoonsiga maamulkiisa, sida dal […]
Saraakiil Soomaaliyeed oo xaflad qalinjebin ah loogu qabtay dalka Rwanda (Sawirro)
Dalka Rwanda waxaa daraasad waxbarasho kusoo gabagabeeyay saraakiil katirsan ciidamka booliiska Soomaaliya, kuwaa oo muddooyinkii […]
Xuutiyiinta Yemen oo weerar culus ku qaaday Markabka M/V Verbena iyo Khasaaro ka dhashay
Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaallanta dalka Yemen ayaa weerar ku qaaday maraakiib xamuul siday oo marayay gacanka cadmeed, waxa uuna […]
Sargaal Kenyan ah oo maxkamad ku hortoogtay garsoore xukun isaga ka dhan ahaa riday !
Sarkaal sare oo ka tirsan Booliska Kenya ayaa toogasho lagu dilay ka dib markii uu rasaas ku furay Garsooraha Maxkamad […]
Cuba oo diiday war Mareykanku ka soo saaray dhaqaatiir lagu waayey Somalia
Dowladda Cuba ayaa ugu gacan sayrtay in aysan ku filneyn bayaan ay Mareykaanka dhowaan ka soo saareen xaaladda laba dhaqtar […]
Sacuudiga & Mareykanka oo soo geagebeeyey heshiis soo jiray 80 sano
Heshiiskii shidaalka ee Sacuudiga iyo Mareykanka ee dhigayay in kaliya lacagta doollarka lagu iibsan karo shidaalka Sacuudiga ayaa dhacay , […]