Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo u sharaxneyd xilka guddoomiyaha Midowga Afrika ee doorashadiisa dhaceyso sannadka soo socda ,ayaa lagu […]
Author: allbanaadirmedia
Shacabka Soomaaliyeed ee soo jeeda mar kale mala qaldi karaa ?
Siyaasi fursadihiisa siyaasadeed sii yaraanayaanna si fudud ma u soo tahriibi karaa koox faraha dhiig ku leh, dalka iyo dowladnimada […]
Ciidanka Gorgor oo howlgal qorsheysan ku dilay sargaal katirsanaa kooxda Al Shabaab
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku […]
ATMIS oo ciidanka Xoogga dalka ku wareejisay Saldhiga furinta ee Orhasan (Sawirro)
Saraakiil sarsare oo ka kala socday #ATMIS, UNSOS, iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Talaadadii kormeeray Saldhiga furinta hore ee […]
Maxaa ka jira in Jen. Asad Diyaano loo Magacaabayo taliyaha Booliska Somalia?
Warar Madax banaan ayaa tilmaamaya in Shirka Gollaha Wasiirada Somalia berri oo khamiis ah lagu ansixin doono Taliyaha Booliska Soomaliya […]
Putin oo soo gebagebeeyey booqashadii taariikhiga aheyd ee Pyongyang (Sawirro)
Madaxweynaha Ruushka Putin ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo uu ku joogay Pyongyang, isagoo ka hor inta uusan ka […]
Sacuudiga oo shaaciyey Xujayda sanadkan ku geeriyootay Xajka (Imisaa Soomaali ah)
Xaflad ay soo agaasintay Wasaaradda xajka iyo cumrada Boqortooyada Sacuudiga, ayna ka qeyb galeen qaar ka mid ah Wasiirada Xajka […]
Guddi uu madax u yahay Wasiir Xoosh oo ka shiray arrin culus oo loo xilsaaray
Guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo ayaa maanta markale Muqdisho ku yeeshay […]
Duqa magaalada Garawe oo la kulmay Saraakiil Itoobiyaan ah kaddib amarkii uu soo saaray
Duqa magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland Geedi Axmed Tuurre ayaa maanta kulan gaar ah […]
Siyaasi sheegay Siyaasadda dalkeenna uu ka lumay qiyamkii iyo akhlaaqdii runta aheyd
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in siyaasadda dalkeenna uu ka lumay qiyamkii iyo akhlaaqdii runta, […]