Buug la magac baxay Garsoore Garoon aan Sharci ka Jirin oo uu qoray Guddoomiyihii hore ee Guddiga Doorashooyinka Dadban ee […]
Author: allbanaadirmedia
Maxay tahay lacagta Soomaaliya uu ka rabo ururka EAC inay ku bixiso 12 bil gudahood?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Bishan July waxaa bilowday sanad dhaqaaleedka ururka bulshada bariga Afrika ee ay dhawaan xubin ka noqotay […]
Xogta shir xasaasi ah oo qeyb ka tahay NISA oo ka qabsoomay MUQDISHO
Muqdisho (Wararka Maanta) – Shirka amniga caasimada ayaa ka qabsoomay magaalada Muqdisho, kaasi oo looga […]
Dagaalkii ugu cuslaa oo ka socda Luuq iyo khasaaraha ka dhashay oo sii kordhaya
Luuq (Wararka Maanta) – Dagaal culus ayaa mar kale maanta ka qarxay degmada Luuq ee gobolka Gedo, dagaalka ayaa saakay […]
3 qodob oo muhiim ah oo Xamza uu la tegay Ciraaq
Baqdaad (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay Hoggaamiyaha Xisbiga Dacwa ee dalka […]
Xasan oo UK kala hadlay arrimo xasaasi ah, fariina u diray R/W Britain
Muqdisho (Wararka Maanta) –Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya, Michael Nithavrianakis, kulankaan ayaa ka dhacay […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta Madaxtooyadda ku saxiixay…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku saxiixay buugga tacsida guddoomiyihii hore […]
Miyaa la gaarin xilligii lacagaha faraha badan ee xafladaha loo wareejin lahaa dhinaca…?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dagaalada qabiilka ayaa dib usoo cusboonaaday dhowrkii sanno ee lasoo dhaafay. Inkastoo Soomaalida ay weligeedba qabiil […]
DF iyo Mareykanka oo wada-hadal xasaasi ah ku yeeshay Xalane + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta la kulmay Danjiraha dowladda Mareykanka u […]
Xogta shir DF iyo dowlad goboleedyada uga furmaya Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Wararka Maanta) – Waxaa la filayaa in dhawaan uu magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug uu ka furmo shir […]