(Akhriso) Puntland oo shaacisay jadwalka doorasho qof & cod ah oo ka dhaceysa 3 degmo

Posted on




Guddiga doorasha Puntland ee PEC ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 3-da degmo ee ka dhiman gobolka Nugaal

Doorashoyinkan oo ah kuwa qof iyo cod ah ayaa ka qabsoomaya degmooyinka  Garowe, Dangorayo iyo Godobjiraan, waxaana xisbiyada au ku tartami doonana kuraasta goleyaasha degaanka.

Waxaa meesha ka baxday soo jeedintii xisbiyada qaar ee ahayd in diiwaangelinta codbixiyayaasha dib loogu celiyo maadaama ay jiraan dad badan oo aan horay fursadda diiwaan gelinta uga faa’iidaysan

HOOS KA AKHRISO JADWALKA




Source link