Xamse Barre oo xil cusub u Magacaabay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibeda (Sawirro)

Posted on

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta xil cusub u magacaabay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad)

Wareegto ka soo baxday xafiiska Xamse Barre oo ku taariikheysan 25kii  bishan Juun ayaa Cali Balcad loogu Magacaabay u qeybsanaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Source link