Madaxweyne Guudlaawe oo xil ka qaadis iyo magacaabis cusub sameeyay (Wareegto)

Posted on




Madaxweynaha  Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa wareegto uu soo saaray xilka uga qaaday agaasimaha Guud ee Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Hirshabeelle.

Wareegtada uu soo saaray Madsxweyne Guudlaawe ayaa xilka  looga qaaday Mudane Saciid Saalax Cabdiraxmaan ,waxaana lagu bedelay oo la magacaabay Agaasime Guud oo KMG ah Mudane Maxamed Muuse Muxumed

Ugu dambeyn Madaxweynaha  Hirshabeelle ayaa faray Agaasimaha Guud ee KMG ah inuu dardargeliyo shaqadda Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Dowladda Hirshabeelle.




Source link