Agaasimaha Kalkaal Hospital oo abaal-marin lagu gudoonsiiyey Harare (Sawirro)

Posted on

Agaasimaha isbitaalka Kalkaal ee  magaalada Muqdisho Dr.Suleyman Abdullahi Mohamed  ayaa ku guuleystay abaal marinta 100ka qof ee ugu saameynta badan Africa taasoo lagu gudoonsiyay Magalada Harare ee wadanka Zimbabwe.

Abaalmarintann oo ay soo qaban qaabisay majalada caalamiga ah ee The Business Exutive Group kaasoo ay ku guuleysteen ganacsato, bahda caafimaadka, aqoonyahano iyo sido kale wasiiro ka socday qaar kamid ah wadamada Africa.

Agaasime Dr.Suleyman Abdullahi Mohamed  ayaa ku muteystay abaal marintan dadaalada uu ka waday horumarinta caafimadka dalka sanadihii lasoo dhaafay.

Source link