Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreeysay si cad u beeniyay inay jiraan degaano […]
Month: July 2024
Wasiirka arrimaha dibadda Masar oo ka hadlay 4 arrimood oo Soomaaliya muhiim u ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka dalka Masar Badr Abdelatty ayaa maanta yimid Muqdisho, wuxuuna la socday […]
DF oo soo saartay warbixin dheer oo 19 qodob ah – Aqriso qodobada
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixinta toddobaadle ah oo ka kooban 19 qodob oo lagu […]
Taliyihii guud ee booliska dalka Kenya oo is-casilay, kadib markii la dilay 40 qof
Nairobi (Wararka Maanta) – Taliyihii guud ee ciidamada booliska dalka Kenya ayaa xilkii is-casilay, kadib mudaharaadyo rabshado wata oo toddobaadyo […]
Waa kuma madaxweynaha ugu qabyaaladda badan?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Shacabka Soomaaliyeed waxaa jirta laba arrin oo ay si weyn ugu nacaan madaxda, waana qabyaaladda iyo […]
Duulimaadka tooska ah ee Egypt Air oo si rasmi ah looga daah-furay Muqdisho
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay dhiggiisa […]
Somaliland oo dood yaab leh oo heshiiska badda u gudbisay Mareykanka
Hargeysa (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Somaliland oo qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Amb. Richard […]
Sayid oo indhaha soo saaray suuqii weyna ee ku gubtay dagaalkii LUUQ + Sawirro
Luuq (Wararka Maanta) – Madaxweyne ku-xgeenka koowaad ee dowlad-goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta […]
IRAN oo Mareykanka ka dooneysa $6.8 bilyan oo magdhow ah kadib markii…
Tehran (Wararka Maanta) – Maxkamad ku taalla Iran ayaa ku amartay Mareykanka inuu bixiyo ku dhawaad 6.8 bilyan oo dollar […]
Xasan Sheekh oo wajahaya culeys horleh iyo xildhibaannada Koonfur Galbeed oo…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaannada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ku metela maamulka Koonfur Galbeed waxay badi u codeeyeen afar […]