Muqdisho (Wararka Maanta)- Xildhibaan Cabdirisaaq Macalin Ciid ayaa ka hadlay xilka wasaaradda Qoyska ee loo magacaabay Jeneraal Bashiir Goobe, isagoo […]
Month: July 2024
Taliye Shub “Shabaab dambe oo soo weerara Xabsiga Dhexe waa u diyaar-garownay”
Muqdisho (Wararka Maanta) – Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaan (Taliye Shub) ayaa sheegay inay […]
Guudlaawe oo maanta dhagax dhigay mashaariicdii ugu badneyd
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha dowlad-goboleedka HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa kormeer shaqo iyo dhagax-dhig ka sameeyay degmada Jalalaqsi. Kormeerkan iyo […]
Waa kuma ninka horay uga shaqayn jiray Somalia ee la wareegay xilka u sarreeya ATMIS?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Taliyaha cusub ee ciidamada ATMIS Janaraal Sam Kavuma ayaa si rasmi ah ula wareegay xafiiska shaqada, […]
Cabsi laga qabo dagaal ka dhaca bariga dhexe, kadib dilkii Haniya
Tehran (Wararka Maanta) – Hogaamiyihii Xamaas Ismaaciil Haniyeh ayaa subaxnimadii hore ee Arbacada lagu dilay dalka Iiraan, sida ay sheegeen […]
Suuqa BAKAARAHA oo la burburin rabo kadib markii…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaan Xirsi Aadan Roobel oo kamid Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta Wariyeyaasha kula hadlay gudaha magaalada […]
Siyaasaddu meel kasto ayay gashaa
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka General Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobbe) oo dhinaca kale […]
Culimada Soomaaliyeed oo war culus kasoo saaray geerida Ismaaciil Haniyah
Muqdisho (Caasimaa Online) – Warsaxaafadeed ay soo saaray Culimada Soomaaliyeed oo haatan shirweyne uu uga socdo magaalada Muqdisho ayaa waxaa […]
Muxuu yahay shirqoolka ay Itoobiya la damacsan tahay Soomaaliya ee la ogaaday?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Iyadoo weli ay taagan tahay xiisadda xoogan ee diblumaasiyadeed ee u dhexeysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya […]
Sidee looga falceliyay geerida Ismaaciil Haniyah?
Tehran (Wararka Maanta) – Waxaan hadda soo baxaya falcelinno kala duwan oo ka imaanaya dalal […]