Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha qeybta labaad ee […]
Month: June 2024
Kumanaan askari oo Itoobiyaan ah oo lug kusoo galay Matabaan xilli dowladda horey ugu…
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta qeybo kamid ah gobolkaasi ay soo galeen kumanaan askari oo Itoobiyaan […]
Midowga Afrika oo aqbalay Codsigii dowladda Soomaaliya iyo howlgal cusub oo bilaabanaya
War-murtiyeed kasoo baxay Midowga Afrika ayaa si weyn loogu taageeray codsigii ay dowladda Soomaaliya ku doonaysay in kaddib bixitaanka ciidamada […]
Dowladaha Soomaaliya iyo Sweden oo arrimo muhiim ah kawada hadlay
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Sweden u […]
Tirada dadka ku dhintay Xajka oo korortay iyo tirada Soomaalida oo la shaaciyay
Waxaa sii kordhaya tirada dadka ku dhintay sannadkan Xajka, waxaana hadda la sheegay in tirada dadka dhintay ay kor u […]
Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay Xildhibaano sheegay in Nairobi lagu dhibaateeyay
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay ka xun tahay in laba ka mid ah xubnaha Baarlamanka […]
Israel oo qorsheyneysa duulaan ballaaran oo ka dhan ah Xoogaga Xisbullah
Wasiirka Arrimaha dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa u sheegay mid ka mid ah wasiirrada dhiggiisa ah ee Carabta oo uu […]
Putin oo ku dhawaaqay isbedel halis ah oo uu ku sameynayo hubkiisa Nuclearka
Putin ayaa maanta ku dhawaaqay isbeddel ay ku sameynayaan nukliyeerka si loogu beddelo hub fudud […]
Sweden oo balan-qaad u sameysay Somalia ka dib kulan ka dhacay Muqdisho (Sawirro)
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mudane […]
Child Protection Funds Diverted by Prime Minister’s Office
The Office of the Prime Minister (OPM) is facing serious allegations of corruption involving the misuse of $400,000 intended for […]