Kulan taariikhi ah ayay shalay isku hor fariisteen Guddi farsmo oo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay howshaa u xilsaartay […]
Month: June 2024
Milatariga Israel oo ku kacay fal caro badan abuuray iyo Warbaahinta oo hadal heysa
Ciidamada milatariga Israel ee duullaanka gardarada ah ku qaaday dhulka Falasiin ayaa jabinaya xeerarka dagaalka u yaalla, waxa ayna ku […]
Dalkii 4aad ee ka tirsan Yurub oo aqoonsaday dowlada Falastiin & Israel oo..
Armenia ayaa si rasmi ah u aqoonsatay dawladnimada Falastiin, sida ay sheegtay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Armenia. Armenia ayaa taageertay […]
Netanyahu oo qorsheynaya arrin yaab leh oo la xiriirta dagaalka ka socda Gaza
Israa’iil ayaa qorsheynaysa inay dhowaan ku dhawaaqdo inay guul ka gaareen dagaalka ay kula jireen guutooyinka hubaysan ee Xamaas, si […]
Kaluumeysato bilo ka hor lagu waayey xeebaha Muqdisho oo laga helay Maldives (Sawirro)
Saddex nin oo Kalluumaysto Soomaali ah, oo saddex bilood ka hor ka soo lumay xeebaha magaalada Muqdisho ayaa maanta laga […]
Markabka diyaaradaha xambaara ee Mareykanka oo lagu weeraray Badda cas
Kooxda Xuutiyiinta Yemen, ayaa sheegay inay khasaare gaarsiiyeen markabka diyaaradaha dagaalka xambaara Eisenhower ee Maraykanka. Waxay sheegeen iney gantaallo iyo […]
Ciidanka Xoogga dalka oo Al shabaab ku weeraray dhul howd ah oo ku yaalla..
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta weerar ku qaaday goobo ay gabaad ka […]
Magaalada Muqdisho waxaa iska leh ninkii Guri ku leh, diid ama yeel !
Hordhac Qormadani, waa mid xanbaarsan carin iyo maangodlin dadweyne, maaha mid lagu dhaliilayo cid gaar ah, waa qormo muujinaysa hoggaamin […]
Ra’isul Wasaare Xamse oo dhagax-dhigay dhismooyin ay yeelanayaan Saddex Hay’adood (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay dhismooyin cusub […]
Ciidanka Xoogga dalka oo tagay dhul howd ah oo dhawaan Al Shabaab lagu duqeeyay (Sawirro)
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay ciidanka deegaanka ee Macawiisleyda, ayaa tagay dhul howd ah oo kuyaalla duleedka […]